Connect with us

somalilandtoday.com

Abiy Axmed oo ka soo laabtay jiidda hore ee Dagaalka+War Cusub oo uu shaaciyey

focus

Abiy Axmed oo ka soo laabtay jiidda hore ee Dagaalka+War Cusub oo uu shaaciyey

Abiy Axmed oo ka soo laabtay jiidda hore ee Dagaalka+War Cusub oo uu shaaciyey

(SLT-Addis Ababa)-Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dib ugu laabtay xafiiskiisa kadib markii dhawaan uu ku sugnaa jiidda hore ee dagaalka ka dhanka ah fallaagada TPLF, sida uu baahiyay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

“Waxaan dib ugu laabanaya xafiiska xilli aan si guul ah ugu soo afjaray wajiga koowaad ee dagaalka” ayuu yidhi Ra’iisul Wasaaraha.

Arrintani ayaa imaaneysaa xilli ciidamada Itoobiya ay magaalooyin muhiim ah ay ka qabsadeen TPLF.Halka fallaagada ay sheegtay in xeelad dagaal darteed ay uga baxeen magaalooyinka ay di u qabsatay dowladda.

More in focus

To Top