Connect with us

somalilandtoday.com

Madax-dhaqameed Uu Hoggaaminayo Suldaanka Guud Ee Beelaha Bariga Burco Oo Maanta Kulan Hargeysa Kula Yeeshay Madaxweyne Biixi.

focus

Madax-dhaqameed uu hoggaaminayo Suldaanka Guud ee Beelaha Bariga Burco ayaa maanta kulan Hargeysa kula yeeshay madaxweynaha Somaliland.

Weli ma cadda waxyaabaha ay ka wadahadleen laakiin madaxweyne Biixi, ayaa lahaa codsiga Salaadiintu ku tageen madaxtooyada.

Tirada Salaadiinta la kulantay madaxweyne Biixi,ayaa tiradoodu ahayd 12 Suldaan.

More in focus

To Top