Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Mar Kale Eedaymo Ujeediyay Shirguddoonka Golahooda

focus

Xildhibaan Mar Kale Eedaymo Ujeediyay Shirguddoonka Golahooda

Xildhibaan Mar Kale Eedaymo Ujeediyay Shirguddoonka Golahooda

Xildhibaan Cali Qaran oo ka tirsan Golaha wakiiladda Somaliland ayaa mar kale soo bandhigay saluuga laga qabo hogaaminta shirguddoonka cusub ee Golahooda.

waxa kale oo uu xusay in ay xeerar kala duwani ay horyaalaan golahaasi, kaas oo uu ku jiro xeerka furista Ururada Siyaasadda Somaliland oo uu dhawaan ku soo celiyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

“Fasax bil iyo xoogaa qaatay kadib Sabtida waxaa noo furmi doona kalfadhigii labaad ee Gollaha Iddam Alle waxaa nasugaya xeerar badan oo qaranka iyo umaduba baahiweyn u qabaan inkastoo saluug badani jiro dhanka hogaaminta shirgudoonka.

Dad badani waxa ay u dhagtaagayaan waxa goluhu ka yeeli doono xeer 14 (xeerka furista ururada) oo hada layaala shirgudoonka Golaha!!!!!!!

Jimce wanaagsan dhamaan shacbiweynaha reer Somaliland.

More in focus

To Top