Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland Oo Min 7 Sannadood Oo Xadhig Ah Ku Xukuntay 4 Askari Oo Lagu Helay In Ay Kufsadeen Gabadh Yar Oo 13 Jir Ah.

focus

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somaliland ayaa min 7 sannadood oo xadhig ah ku xukuntay afar Askari oo lagu helay in ay kufsadeen Gabadh yar oo 13 jir ah.

Xukunkan ayaa saaka ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Afarta Askari oo ka tirsan Booliska Somaliland ayaa Gabadhan yar ku kufsaday degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

More in focus

To Top