Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Maanta Safar Ku Yimaado Somaliland.

focus

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Maanta Safar Ku Yimaado Somaliland.

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Maanta Safar Ku Yimaado Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar, oo hadda ku sugan Wajaale ayaa la filayaa in ay maanta yimaadaan Hargeysa.

Sida qorshuhu yahay madaxweyne Mustafe Cumar, waxa uu la kulmi doonaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Weli lama oga waxyaabaha labada madaxweyne ka wadahadli doonaan balse warar hordhac ah ayaa sheegaya in kulankooda ay diirada ku saarayaan arrimaha Ammaanka iyo qulqulatooyinka meelo geeska ah ka jira.

Magaalo xuduuda Degmada Tog.Wajaale ayaa si wayn looga dareemayaa soo dhawanta madaxwaynaha dowlada deegaanka Somalida Itoobiya.

More in focus

To Top