Connect with us

somalilandtoday.com

“Waan Hambalyeynayaa Xirsi iyo Cabdirasaaq Khaliif, oo hamigoodii Gaadhay, qofkuna haddii dedaalo oo uu guuleysto lama xaasido ee waa la hambalyeeyaa “. Siciid Sulub

focus

“Waan Hambalyeynayaa Xirsi iyo Cabdirasaaq Khaliif, oo hamigoodii Gaadhay wayna dedaaleen” Wasiir Siciid Sulub

Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Siciid Sulub, ayaa bogaadiyey Labada Siyaasi ee Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo noqday Guddoomiyaha Xisbiga Waddani iyo Cabdirisaaq Khaliif oo noqday Guddoomiyaha Wakiillada, waxaanu yidhi

“Runtii waxaan ugu hambal-yaynayaa labadaa nin Xirsi iyo Cabdirisaaq Khaliif oo hamigoodu ahaa markii hore ee ay noogu yimaadeen Waddani oo aan ahaa ragii xiligaa ku soo dhaweeyay xisbiga inay kala noqdan Gudoomiyaha xisbiga Waddani iyo Gudoomiyaha golaha wakilada

Labadoodiiba maanta xisbiga Waddani uu uga dhex hir galay hamigoodaasi , runtiina qofku haduu dadaalo oo uu guuleysto lama xaasido ee waa la hambalyeeyaa “.

More in focus

To Top