Connect with us

somalilandtoday.com

Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ugu Wareejiyay Xirsi Cali X Xasan

focus

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyihii hore ee Xisbiga WADDANI ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa saaka xafiiska ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee Xisbiga WADDANI ee lagu soo doortay Shirweynihii 2aad ee Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa si rasmi ah xilkii Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ugu wareejiyay Mudane Xirsi Cali X Xasan oo ah Guddoomiyaha Cusub ee Xisbiga WADDANI, isla markaana ugu duceeyay in uu Alle u fududeeyo xilka Guddoomiye-nimo ee Xisbigu u doortay.

More in focus

To Top