Connect with us

somalilandtoday.com

Diiwaan gelinta codbixiyeyaasha doorashada Madaxtooyada oo la bilaabayo bisha koowaad ee sannadka cusub 2022-ka

English

Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay Hogaanka Saddexda Xisbi qaran ee Somaliland.

Komishanka Doorashooyinka ayaa sheegay in Bisha 1aad ee Sannadka 2022 ay bilaabayaan hawlihii doorashada madaxtooyada gaar ahaana hawlihii Diwaan galinta.

Sidoo kale kulan-kan intii uu socday waxaa laysla qaatay in Saddexda Xisbi Ay Safar ugu baxaan magaalada Nairobi si ay ulasoo hadlaan Deeq bixiyeyaasha.

More in English

To Top