Connect with us

somalilandtoday.com

Wiil yar Oo Ku Dhintay Guri Jiingada Oo Ku Yaalla magaalada Hargeysa.

focus

Wiil yar Oo Ku Dhintay Guri Jiingada Oo Ku Yaalla magaalada Hargeysa.

Wiil yar Oo Ku Dhintay Guri Jiingada Oo Ku Yaalla magaalada Hargeysa.

Alle haw naxariistee Wiil yar ayaa ku dhintay guri Jiingada oo dab qabsaday xaafada Boqol-jire ee magaalada Hargeysa.

Ciidanka Dab-demiska ayaa gurmad u fidiyay, waxaanay Maydkii ka soo saareen gudaha hore ee guriga, sidoo kale ciidamada ayaa damiyay dabkaas , kana xakameeyay guryihii kale.

Ciidanka Booliska gaar ahaan laanta dambi baadhista oo hawlgalkaa goobjoog ahaa ayaa la wareegay maydka.

Ugu dambayn ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshadu inay ka taxadaraan wax kasta oo sababi kara dab.

More in focus

To Top