Connect with us

somalilandtoday.com

Wassiirka Wasradda Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Ku Simaha Xafiiska UK Ee  Somaliland.

focus

Wassiirka Wasradda Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Ku Simaha Xafiiska UK Ee  Somaliland.

Wassiirka Wasradda Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Ku Simaha Xafiiska UK Ee  Somaliland.

Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Mudane , Maxamed Kaahin Axmed,oo uu welinayo Wasiir ku-xigeenka Amniga iyo la taliyaha,Wasiirka ayaa kulan la qaatay ku simaha Xafiiska UK ay ku leedahay Somaliland  Mr. Morgan Riley  iyo Mr.Martin gartska FCDO in Somaliland kulankan oo uu ujeedkiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa Xidhiidhka qotadada dheer ee ka dhaxeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo UK, sidoo kalena kor loo qaado hanaanka wada shaqayneed ee labada dal.

More in focus

To Top