Connect with us

somalilandtoday.com

“Waxa Layga Joojiyay Shaqadii Aan Ka Tirsanaa Ee Ciidanka Qaranka Sababta Oo Ah Waxan U Heesay Xisbiga WADDANI Ayaa Laygu Yidhi, Maanta Laga Bilaabo Waxan Ka Tirsanahay Xisbiga WADDANI” Fanaanada Sahra Ilays.

focus

Fannaanada Sahra Ilays oo kamid ah fannaaniinta reer Somaliland,isla markaana ka tirsan fannaaniinta ciidanka Qaranka,Somaliland,ayaa sheegtay in la qabsaday,isla markaana shaqadii Qaranka laga joojiyey,kaddib markii ay shalay hees ka qaaday madasha shir weynaha 2aad ee Xisbiga WADDANI.

Sahra Ilays ayaa sheegtay maddaama oo ay tahay fannaanad Qaran,isla markaana ay saddex-da Xisbi Qaran u siman yihiin inay hore ugu heestay Xisbiga KULMIYE,balse aan la qabsan shaqadana laga joojin,haseyeeshee markii ay shalay ka heestay shir weynaha Xisbiga WADDANI,isla saaka ayaa laga eryey shaqadii Qaranka ..

Fannaanadan Sahra ilays oo madasha shir weynaha Xisbiga WADDANI sidaas ka sheegtay ayaa xustay inay hadda laga bilaabo ay ka tirsan tahay Xisbiga WADDANI.

More in focus

To Top