Connect with us

somalilandtoday.com

Shirweynihii Xisbiga WADDANI Oo Galay Maalintii Labaad Iyo Arrimaha Lagaga Hadlayo Maanta

focus

Shirweynihii Xisbiga WADDANI Oo Galay Maalintii Labaad Iyo Arrimaha Lagaga Hadlayo Maanta

Shirweynihii Xisbiga WADDANI Oo Galay Maalintii Labaad Iyo Arrimaha Lagaga Hadlayo Maanta

Shirweynaha labaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa galay maalintii labaad ee shirkaasi oo ah maalintii u dambeysay.

Shirweynaha 2-aad ee Xisbiga Waddani, ayaa maalintiisii labaad galay, ayaa waxyaabaha maanta lagaga hadli doono waxa ka mid ah doorashada Hoggaanka oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Xisbiga, Ku-xigeennadiisa, Xoghayaha guud iyo ku-xigeenkiisa.

Xubnaha shir-guddoonka Shirweynaha, ayaa hagi doona maamulka shirka ee maanta

More in focus

To Top