Connect with us

somalilandtoday.com

Maayirka Magaalada Toronto Oo La Kulmay Soomaalida

focus

Maayirka Magaalada Toronto Oo La Kulmay Soomaalida

Maayirka Magaalada Toronto Oo La Kulmay Soomaalida

(SLT-Toronto)-Maayirka magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa la kulmay qaar kamid ah bulshada iyo ganacsatada Soomaalida isagoo kala hadlay wax ka qabashada dhibaatooyinka heysta oo ay kamid yihiin dilalka dhallinyarada.

Toronto waxaa degan kumanaan Soomaali ah, hase yeeshee Jaaliyadda ayaa sannadihii dhowaa la kulantay dhibaato ay ugu weyn tahay dilka wiilal badan oo Soomaali ahaa.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top