Connect with us

somalilandtoday.com

Hoggaanka La Doortay Ee Xisbiga WADDANI

focus

Hoggaanka La Doortay Ee Xisbiga WADDANI

Hoggaanka La Doortay Ee Xisbiga WADDANI

Shir weynaha labaad ee Xisbiga WADDANI ayaa Guddoomiyaha ku-xigeenka  Xisbiga WADDANI ee shnata sanno ee soo socota loogu doortay Marwo Milgo Maxamed Cilmi Sanbalooshe

Ergada shir weynaha labaad ee Xisbiga WADDANI ayaa u doortay inuu kamid noqdo Guddoomiye ku-xigeenadda shanta sanno ee soo socota Abiibakar Good,kaas oo cod aqlabiyada ah lagu ansixiyey

Ergada shir weynaha labaad ee Xisbiga WADDANI ayaa u doortay inuu kamid noqdo Guddoomiye ku-xigeenadda shanta sanno ee soo socota Axmed Xaaji Cabdillaahi Xamarji, waxaana lagu doortay cod gacan taag ah oo aqlabiyada ah

Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye ayaa ergada shir weynaha Xisbiga WADDANI ay u doorteen inuu kamid noqdo Guddoomiye ku-xigeenadda Xisbiga WADDANI ee shanta sanno ee soo socota

Saleebaan Ducaale Jaamac ayaa ergada shir weynaha labaad ee Xisbiga WADDANI ay u doorteen inuu ka mid noqdo Guddoomiye ku-xigeenadda Xisbiga WADDANI ee shanta sanno ee soo socota

Xuseen Cabdi Boos ayaa ergada shir weynaha Xisbiga WADDANI ay u doorteen inuu ka mid noqdo Guddoomiye ku-xigeenadda Xisbiga WADDANI ee shanta sanno ee soo socota

Shir weynihii labaad ee Xisbiga WADDANI ayaa Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI ee shanta sanno ee soo socota inuu noqdo loogu doortay khadar Xuseen Cabdi,kaas oo cod aqlabiyad ah loogu doortay.

Jamaal Jamaac Xaamud ayaa loogu doortay shir weynihii labaad ee Xisbiga WADDANI inuu noqdo ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI ee shanta sanno ee soo socota.

More in focus

To Top