Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga KULMIYE Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Togdheer

focus

Xisbiga KULMIYE Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Togdheer

Xisbiga KULMIYE Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Togdheer

Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa magacaabay guddoomiye cusub oo xisbiga u qaabilsanaan doona Gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Mudane, Mukhtaar Axmed Cali ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer.

Magacaabistan oo ku soo baxday wareegto uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Dheere waxay u dhignayd sidan hoose:

More in focus

To Top