Connect with us

somalilandtoday.com

Shirweynihii Xisbiga WADDANI Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Hargeysa.

focus

Shirweynihii Xisbiga WADDANI Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Hargeysa.

Shirweynihii Xisbiga WADDANI Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Hargeysa.

Shirweynaha labaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa si rasmi ah uga furmay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Shirweynahan, oo socon doona muddo laba maalmood ah, waxa ay qayb galaya oo ka soo xaadiray ergo tiradoodu ka badan tahay 1000 qof oo ka kala yimid gobollada dalka, dibedda iyo weliba marti sharaf kale.

Ka hor furitaanka shirweynaha ayey ergadu halkaas ku dawaadeen muuqaal ka warramaya taariikhdii Xisbiga Waddani iyo marxaladii uu soo maray.

Guddoomiyaha Guddida Qaban-qaabada Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil yare), ayaa ka hadlay furitaanka shirweynaha labaad ee Xisbiga Waddani, waxaanu ka warramay marxaladiyhii uu soo maray qaban-qaabada shirweynuhu.

Ismaaciil Aadan Cismaan, waxa uu sheegay in ay muddo 75 maalmood ah ka soo shaqaynayeen sidii uu u qabsoomi lahaa shirweyahan.

More in focus

To Top