Connect with us

somalilandtoday.com

Magacyadda Xubnaha Loo Doortay Shir Guddoonka Shirweynaha Xisbiga WADDANI

News

Magacyadda Xubnaha Loo Doortay Shir Guddoonka Shirweynaha Xisbiga WADDANI

Magacyadda Xubnaha Loo Doortay Shir Guddoonka Shirweynaha Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murrashax Madaxweynaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa soo jeediyey saddexda xubnood ee Shir-guddoonka Shirweynaah labaad ee Xisbiga Waddani.

Saddexdan xubnood ee uu soo jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, ayaa kala ahaa Guddoomiye Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde,  guddoomiye kuxigeen Axmed Xuseen Fag fagaash iyo Xoghayaha Shirguddoonka Barkhad Jaamac batuun

 Xubnaha Shir-guddoonka, ayaa waxa cod gacan taag ah ku doortay ergada Shirweynaha.

More in News

To Top