Connect with us

somalilandtoday.com

Shir-waynihii Xisbiga UCID Oo Dib Loo Dhigay.

focus

Shir-waynihii Xisbiga UCID Oo Dib Loo Dhigay.

Shir-waynihii Xisbiga UCID Oo Dib Loo Dhigay.

Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada Shir-waynaha Xisbiga UCID, Abshir Axmed Xasan oo ay weheliyaan qaar kamid ah xubnaha guddida, ayaa maanta warbaahinta kula hadlay Xarunta guud ee Xisbiga UCID.

Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in Shir-waynihii Xisbiga Dib loo dhigay.

Shir-wahnaha Xisbiga oo muddaysnaa in uu qabsoomo, 29-ka ilaa 30-ka Bishan November, ayaa dib loogu dhigay 20-ka Ilaa 21-ka Bisha December, halkan hoose ka Daawo

More in focus

To Top