Connect with us

somalilandtoday.com

Boqor Buurmadaw Oo Saaka Ka Degay Magaalada Muqdisho Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay

focus

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw ayaa saaka ka degay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Madax ka tirsan Dawladda iyo mucaaradka ayaa Garoonka ku soo dhaweeyay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow.

More in focus

To Top