Connect with us

somalilandtoday.com

Suxufi Maraykan Ah Oo Lagu Xukumay 11 Sanno Oo Xabsi Ah

focus

Suxufi Maraykan Ah Oo Lagu Xukumay 11 Sanno Oo Xabsi Ah

Suxufi Maraykan Ah Oo Lagu Xukumay 11 Sanno Oo Xabsi Ah

(SLT- Myanmar)-Maxkamad ku taalla dalka Myanmar ee ay maamulaan ciidammada ayaa xabsi gaadhaya 11-sano oo xadhig ah ku xukuntay suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Danny Fenster .

Suxufigaasi oo bishii May lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee Yangon ayaa lagu helay saddex eedeymo oo ay ka mid ahaayeen kicin, kacdoon iyo ‘argagixiso’.

Goobtii lagu  Maxkamadeeyay saxafigaasi ayaa la sheegay in loo diiday qeybaha warbaahinta iyo shacabka, sida laga soo xigtay qareenka saxafigaasi.

Danny Fenster, ayaa ahaa tifaftire iyo wariye ka tirsanaa majaladda Myanmar’s Frontier.

More in focus

To Top