Connect with us

somalilandtoday.com

Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Degaanka Beer Ee Bariga Magaalada Burco.

focus

Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Degaanka Beer Ee Bariga Magaalada Burco.

Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Degaanka Beer Ee Bariga Magaalada Burco.

Laba qof oo haween ah ayaa ku geeriyooday 14 qof oo kalena waa ay ku dhawaacmeen Shil baabuur oo hadda ka dhacay degaanka Beer ee bariga Burco.

Shilkan ayaa waxa sababay isku dhaca Laba gaadhi oo kala ahaa Gaadhi bas ah iyo Xaajiyad.

Cusbitaalka wayn ee burco ayaa la soo gadhsiiyey dadkii ku waxyeeloobay shilkaasi.

More in focus

To Top