Connect with us

somalilandtoday.com

Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Ee Togdheer Oo Laga Jaray Laydhkii Laga Jirtay

focus

Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Ee Togdheer Oo Laga Jaray Laydhkii Laga Jirtay

Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Ee Togdheer Oo Laga Jaray Laydhkii Laga Jirtay

(SLT-Hargeysa)-Xarunta wasaaradda warfaafinta Iyo wacyi gelinya Togdheer, ayaa laga jaray laydhkii xaruntu ku shaqayn jirtay

Shirkadda laydhka Ee HECO, ayaa jaratay laydhka xarunta warfaafinta, ka dib markii lacagtii laydhka iska bixin waayeen maamulka xaruntu.

Xarunta wasaaradda warfaafinta Togdheer, ayaa ku jirta guri kiro ah.

More in focus

To Top