Connect with us

somalilandtoday.com

Dagaal Ka Dhacay Xadka Canfarta Iyo Soomaalida Itoobiya

focus

Dagaal Ka Dhacay Xadka Canfarta Iyo Soomaalida Itoobiya

Dagaal Ka Dhacay Xadka Canfarta Iyo Soomaalida Itoobiya

(SLT- Cadeyti)-Wararka ka imanaya deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal uu saaka ka dhacay aagga Caydhkaal oo dhanka bari ka xigta Magaalada Cadeyti ee Gobolka Siti.

Sida ay BBC u sheegeen dadka deegaanka dagaalka waxaa soo qaaday ciidamo ka soo duulay Deegaanka Canfarta.

Dagaalkan ayaa waxaa ka dhashay dhimashada 1 qof iyo dhaawaca 6 kale.

Maamulada labada deegaan ee Canfarta iyo deegaanka Soomaalida ayaan wali ka hadal dhacdadan.

More in focus

To Top