Connect with us

somalilandtoday.com

Abwaan/Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr Oo Maanta Xorriyadiisa Dib U Helay

focus

Abwaan/Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr Oo Maanta Xorriyadiisa Dib U Helay

Abwaan/Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr Oo Maanta Xorriyadiisa Dib U Helay

Waxa Maanta Xorriyadiisa Dib U Helay Abwaan Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr Oo In Muddo Ah Ku Xidhnaa Magaalada Hargeysa.

Siciid Maxamuud Gahayr Ayaa La Sheegay In Loo Xidhay Qoraallo Iyo Muuqaal Uu Ku Baahiyay Baraha Bulshada Oo Ay Dhibsadeen Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.

Garyaqaan Jamaal Xuseen Mandeela Ayaa Qoraal Uu Soo Dhigay Bartiisa Facebook Ku Yidhi Sida Tan: “Waan Ku Faraxsanay Hawl Badan Ka Dib In Maanta Uu Siciid Maxamuud Gahayr Xoriyadiisi Dib U Helay.”

More in focus

To Top