Connect with us

somalilandtoday.com

Banaanbaxyo Waaweyn Oo Looga Soo Horjeedo Tigray-ga Maanta Ka Socda Magaalada Jigjiga +SAWIRRO

focus

Banaanbaxyo Waaweyn Oo Looga Soo Horjeedo Tigray-ga Maanta Ka Socda Magaalada Jigjiga +SAWIRRO

Banaanbaxyo Waaweyn Oo Looga Soo Horjeedo Tigray-ga Maanta Ka Socda Magaalada Jigjiga +SAWIRRO

(SLT-Jigjiga)-Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ka socda Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Jabhadda hubeysan ee Tigray-ga oo dagaal ku jirta Ciidanka dowladda Federaalka Itoobiya.

Kummanaan dadweyne ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka Magaalada Jigjiga, iyagoona taageero u muujinaya howlgalka Ciidanka Itoobiya ay kula dagaalamayaan Jabhadda Tigray-ga oo ku dhawaatay Magaalada Caasimadd ah ee Addis Ababa.

Dadka dhigaaya banaanbaxa ayaa wata boodhadh ay ku qoran yihiin Erayo ay kamid yihiin “Waxaan taageersanahay howlgalka Ciidanka Qaranka, ma iloobeyno weerarkii wuxushnimada ahaa ee TPLS ku qaaday Waqooyiga dalka”, waxaana dadka sidoo kale ay wataan Sawiradda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed.

Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ka socda Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Jabhadda hubeysan ee Tigray-ga oo dagaal ku jirta Ciidanka dowladda Federaalka Itoobiya.

Kummanaan dadweyne ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka Magaalada Jigjiga, iyagoona taageero u muujinaya howlgalka Ciidanka Itoobiya ay kula dagaalamayaan Jabhadda Tigray-ga oo ku dhawaatay Magaalada Caasimadd ah ee Addis Ababa.

Dadka dhigaaya banaanbaxa ayaa wata boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay kamid yihiin “Waxaan taageersanahay howlgalka Ciidanka Qaranka, ma iloobeyno weerarkii wuxushnimada ahaa ee TPLS ku qaaday Waqooyiga dalka”, waxaana dadka sidoo kale ay wataan Sawiradda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed.

More in focus

To Top