Connect with us

somalilandtoday.com

“Waan Ka Baxnay Heshiiskii Aan 2017kii La Galnay Somaliland….” Khaatumo

focus

“Waan Ka Baxnay Heshiiskii Aan 2017kii La Galnay Somaliland….” Khaatumo

“Waan Ka Baxnay Heshiiskii Aan 2017kii La Galnay Somaliland….” Khaatumo

Kooxda Khaatumo ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku muujinayaan inay isaga baxeen heshiiskii uu madaxweynihii hore ee Khaatuma, AUN. Cali Khaliif Galaydh la galay Somaliland.

Khaatumo waxay sheegtay in shir soo bilaamay 24kii bishii octobar oo ay isugu yimaadeen laamaha fulinta iyo sharci dejinta maamulkaas ay ku go`aansadeen in laga laabto heshiiskaas.

Waxay Somaliland ku eedeeyeen inay ku fashilantay fulinta iyo dhammeystirka heshiiskii la kala saxeexday labaatankii Octobar 2017.

Hoos ka aqriso qoraal kasoo baxay Khaatumo

More in focus

To Top