Connect with us

somalilandtoday.com

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Itoobiya Ay Ka Dhaceen Xad-gudubyada Ka Dhan Ah Xuquuqda Aadanaha

focus

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Itoobiya Ay Ka Dhaceen Xad-gudubyada Ka Dhan Ah Xuquuqda Aadanaha

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Itoobiya Ay Ka Dhaceen Xad-gudubyada Ka Dhan Ah Xuquuqda Aadanaha

Baadhitaan ay Qaramada Midoobay ku sameysay xad-gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee ka dhacey gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, ayaa lagu ogaadey in dhammaan dhinacyada isku haya colaadda ay geysteen xadgudubyo ka dhigan in la galey Dambiyo Dagaal.

Warbixintu waxey si faah faahsan uga hadashey dilalka loo geystey boqolaal qof oo rayid ah.

Dagaalka ayaa billaamay 4-tii bishii November, ee sannadkii hore ee 2020-ka.

Wuxuu Bilaamay dagaalka markii ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye Axmed, uu amar ku bixiyey duullaan ka dhan ah ciidamada gobolka Tigreega.

More in focus

To Top