Connect with us

somalilandtoday.com

Dhismaha Dekedda Maydh Oo Xawli Ku Socda

focus

Dhismaha Dekedda Maydh Oo Xawli Ku Socda

Dhismaha Dekedda Maydh Oo Xawli Ku Socda

Dhismaha Dekedda Maydh, ayaa si xawli ah ku socda, iyada oo wejigii hore ee dhismaha dekeddu ku dhow yahay geba gebo.

Dhismaha Dekedda oo laga maal gelinayo dhismaheeda Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF, ayaa lagu wada marka uu dhamaado dhismaheedu in abuuri doono kor u kac dhaqaale iyo ka faa’iidaysiga khayraadka badda.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top