Connect with us

somalilandtoday.com

Shir Doceed Aad U Xasaasi Ah Oo Ka Furmay Caawa Hargeysa.

focus

Shir Doceed Aad U Xasaasi Ah Oo Ka Furmay Caawa Hargeysa.

Shir Doceed Aad U Xasaasi Ah Oo Ka Furmay Caawa Hargeysa.

(SLT-Hargeysa)-Waxa ka socda Huteel ku yaala Magaalada Hargeysa, shir lagaga hadlayo dardar gelinta hawlaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Shirkan oo goor dhawayd ka furmay Huteelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka qayb galay Wasiirka Arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Ergo la sheegay in ay ka soo jeedaan Bariga Burco oo laga soo xulay deegaannada beeshaasi degto.

Shirkan ayaa ujeeddadiisa lagu sheegay in lagaga arrinsanayey dardar gelinta Xisbiga Kulmiye iyo wada jir loogu wajihi lahaa ka shaqaynta mustaqbalka Xisbiga Kulmiye, madaama oo ay soo dhow yihiin doorashooyin iyo isbeddel ku iman kara Hoggaanka Kulmiye, gaar ahaan Guddoomiyaha Xisbiga.

Wixii ka soo kordha, waxaanu idin soo gudbinaynaa saacadaha soo socda.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top