Connect with us

somalilandtoday.com

Ganacsade Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika

focus

Ganacsade Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika

Ganacsade Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika

 (SLT- Queenstown )-Faah faahimo kala duwan ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ganacsade Soomaali ah loogu geystay gudaha waddanka Koonfur Afrika, falkaas oo ay ka dambeeyeen kooxo budhcad Afrikaan ah oo weerar ku qaaday ganasadaha.

Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Liibaan Faarax Kheyre, waxaana lagu dilay agagaarka goobtiisa ganacsi oo ku taallay magaladda Queenstown gobolka Eastern Cape Ee dalka Koonfur Afrika.

Wararka ayaa sheegaya in sida caadada aheyd ay goobta ka baxsatay kooxdii ka dambeysay dilka marxuumka.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee Koonfur Afrika ayaa meesha tegay, kadib dilka iyo boob loo geystay ganacsadahaasi Soomaaliga ah, waxayna sameeyeen baadhitaano kooban.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top