Connect with us

somalilandtoday.com

IRAN Oo Lagu Eedeyay Shirqool Ka Dhan Ahaa Maal-qabeen U Dhashay Israa’iil

focus

IRAN Oo Lagu Eedeyay Shirqool Ka Dhan Ahaa Maal-qabeen U Dhashay Israa’iil

IRAN Oo Lagu Eedeyay Shirqool Ka Dhan Ahaa Maal-qabeen U Dhashay Israa’iil

(SLT-Tehran)-Israa’iil oo ku eedeysay Iiran inay ka dambeysay shirqool ka dhan ah maal-qabeen rer Israa’iil ah

Xafiiska Raysal wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett ayaa ku eedeeyay Iiraan inay ka dambaysay shirqool la sheegay in lagu doonayay in lagu khaarajiyo maal -qabeen u dhashay Israa’iil oo ku sugnaa Qubrus.

Xafiiska Mr Bennet ayaa isku deygan khaarijin ku tilmaamay mid argigixiso ah oo ay dowladda Iiran amarkeeda lahayd.

Mr sagi ayaa loo sheegay in lagu raadjoogo saas awgeedna uu ka baxsaday dalka qubrus ka hor inta weerarka lagu qaadin, dowladda Iran ayaa eedeymahaasi ku tilmaamtay kuwo aan raad iyo sal toona lahayn. Dhacdadan ayaa la sheegay in loo qabatay nin kasoo jeeda dalka Azerbaijani balse watay basaboor rush waxaana lagu qabtay bastoolad aan dhawaaqeeda la maqlayn.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top