Connect with us

somalilandtoday.com

Xasan Gadhweyne Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

focus

Xasan Gadhweyne Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Xasan Gadhweyne Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxaa goor dhaweyd Hargeysa ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Marxuum Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan-Gadhweyne).

Sidoo kale marxuunku waxa soo noqday guddoomiyaha gobolka Saaxil iyo maayirka magaalada Berbera.

More in focus

To Top