Connect with us

somalilandtoday.com

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka New Zealand

focus

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka New Zealand

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka New Zealand

(SLT-New Zealand)-Magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa shalay lagu dilay wiil Soomaali ah, kadib markii ay rasaas ku dhifteen shakhsiyaad ay weli ku raad joogaan booliska magaaladaas, iyadoo ay socdo baadhitaan la xidhiidha dilkiisa.

Auckland ayaa ka mid ah magaalaayinka ay Soomalida ugu badan ee waddanka New Zealand ay deganyihiin.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top