Connect with us

somalilandtoday.com

“Joogitaan Keena Xamar Hadii Aanu Midho-dhal Ahayn Waxa Uu hagar-daamo Ku Yahay Somaliland….” Mahdi Guuleed

focus

(SLT-Muqdisho)-Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxammed Guuleed, ayaa sheegay in hadii ay ka midho-dhalin kariwaayaan ujeedada ay Xamar u joogaan, ay Somaliland ku laaban doonaan.

“joogitaan keena Xamar hadaanu midho-dhal ahayn waxa uu hagar daamo ku yahay Somaliland, hadii joogitaankeenu aanu qeexayn nooca dowlad nimada loo bahanyahay wax micno ah maleh, marka waa in aynu dib u qeexna joogitaan keena maxa inaga maqan?, walalkay Cabdi Ismaaciil Samatar waxan leeyahay doorkan Walawaynta u kala dusi mayno ee shuruudo ayaynu hor dhigaynaa” ayuu yidhi Mahdi Guuleed.

“Hadii aynu taa xaqiijin kari wayno waxa inoo furan wadadii Ismaacii Buubaa, Axmed Ismaaciil Samatar, Cali Khaliif Galaydh iyo Sifir, in aynu macno keeno iyo in wadadii ragaa hore iyo gabdhaha hore mareen marno” ayuu hadalkiisa ku daray Mahdi Guuleed.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top