Connect with us

somalilandtoday.com

Suldaan Saleebaan Oo La Xidhay

focus

Suldaan Saleebaan Oo La Xidhay

Suldaan Saleebaan Oo La Xidhay

Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan, ayaa maanta lagu xidhay Hargeysa kadib markii Odayaasha Ardaaga uu ka soo jeedo ay geeyeen Saldhigga sida ay ii xaqiijiyeen Ilo-xogogaal ah.

Suldaanka ayaa dhawaan dhaawacay Xildhibaan Axmed Nuur Guruje, oo ka Aqalka Wakiillada ka tirsan.

More in focus

To Top