Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Guruuje Oo La Dhaawacay+SAWIRRO

focus

Xildhibaan Guruuje Oo La Dhaawacay+SAWIRRO

Xildhibaan Guruuje Oo La Dhaawacay+SAWIRRO

Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo ka mid ah madaxda Dhaqanka Somaliland ayaa saaka dhaawac madaxa ah gaadhsiiyay Xildhibaan Nuur Guruje, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland.

Labada masuul ayaa hore Warbaahinta eedo isugu mariyay.

Xildhibaanka ayaa hadda lagu dhex daawaynayaa Cisbitaalka weyn ee Hargeysa.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top