Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamadda Gobolka Togdheer Oo Xukuntay Abwaan Gabay U Tiriyay Madaxweyne Biixi Iyo Suxufiyadii Wax Ka Duubtay

focus

Maxkamada Gobolka Togdheer maaanta waxa ay xukuntey abwaan Abdilaahi Adan Qanciye oo ahaa abwaan dhawaantan gabeygiisa Baraha Bulshada lawareejinayey , laguna eedeyey in uu Af lagadeyey Madaxweynaha Dalka Mudane Muuse Biixi Cabdi , waxana lagu xukumey hal sano iyo sadex bilood oo ganaax ah.

Sidoo kale waxa la xukumey inantii muuqaalka ka duubtey , waxana lagu edeyey in ay xukunkii maxkamada ka baxsatey waxana lagu xukumay 2 sano xaniga ah iyo shanboqol oo shilinka Somalilan oo ganaax ah, waxa xusid mudan inanta muqaalka ka duubtey abwaanka ayaan joogin maxkamada .

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top