Connect with us

somalilandtoday.com

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dhaawacay Weerar Ka Dhacay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada

focus

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dhaawacay Weerar Ka Dhacay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dhaawacay Weerar Ka Dhacay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada

Wiil Soomaali ayaa lagu dhawaacay magaalada Toronto ee dalka Canada, kaasoo la sheegay in xaaladdiisa ay aad u daran tahay.

Booliska ayaa wada baadhitaan la xidhiidh ciddii ka dambeysa weerarka loo geystay wiilkaasi. Wararka ayaa sheegaya in goobta lagu dhawaacay wiilka uu ku yaallo hool lagu dhigto aroosyada.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top