Connect with us

somalilandtoday.com

Majaajiliistaha Caanka Ahaa Ee Ajakis Oo Maanta Ku Geeriyooday Muqdisho.

focus

Majaajiliistaha Caanka Ahaa Ee Ajakis Oo Maanta Ku Geeriyooday Muqdisho.

Majaajiliistaha Caanka Ahaa Ee Ajakis Oo Maanta Ku Geeriyooday Muqdisho.

Allah unaxariisto, majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo kamid ahaa hawl-wadeenada Tv-ga Universal oo goordhaw ku geeriyooday Muqdisho.

Marxuumka ayaa maalmahan ku jiray mid kamid ah Isbitaalada Muqdisho,halkaas oo lagu la tacaalayay xaaladdiisa caafimaad, kadib xanuun kusoo booday isagoo ku sugan xaafadiisa.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top