Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan faah-faahiyay Sababta Keentay In Kor U Kaco Qiimihii Maciishada Ee Gudaha Somaliland.

focus

Xildhibaan faah-faahiyay Sababta Keentay In Kor U Kaco Qiimihii Maciishada Ee Gudaha Somaliland.

Xildhibaan faah-faahiyay Sababta Keentay In Kor U Kaco Qiimihii Maciishada Ee Gudaha Somaliland.

Xildhibaan Cali Qaran oo golaha wakilada Somaliland ka tirsan ayaa faah faahiyay sababta keentay in kor u koco qiimihii Maciishada ee gudaha Somaliland.

” FB 1902..
Suuqa kirada contains oo kor kac xooga sameeyey

1) Noolkii containerka 40ft January 2021 $2800 ila $3500
Hada waxa uu marayaa Noolkii containerka 40ft bishan sept 2021
$11,000 ila 14,000$

2) Noolkoo container 20ft January 2021 $1250 ila $1600
Hada waxa uu marayaa Noolkii containerka 20ft bishan sept 2021
$6000 – 7000$

Markaad faraqaa sidaa u badan eegto taasi waxa ay sababtay in ay kor u kac xad dhaafa ku keento meceeshadii dad badan oo danyarina awoodi waayeen in ay iibsadaan qawtudaruurigii.

Ganacsatadeenu berigii hore xoog umay isticmaali jirin containerka hada tobankii sano ee u danbeeyey dhamaan ganacsigii waxa uu isu dedelay in lagusoo rito contains kaa halka markii hore la isticmaali jiray maraakiib dulfuran oo iyagu khanankooda ku soo qaada badeecada. Waxa aan soo jeedin lahaa si umada danyarta ah loogu naxariisto waa in ganacsatada waaweyni dub u bilaabaan maraakiibtii bangaaliyada ahaa ee ay raashinka ku keeni jireen si sixirka maceeshadu hoos ugu dhaco.”
Xil. Cali Qaran.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top