Connect with us

somalilandtoday.com

Wafti Ka Socda Xukuumadda Oo Booqasho Ugu Tagay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

focus

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici iyo xubno kale oo wasiiro, la taliyayaal iyo haldoor ah ayaa booqasho iyo salaan sharafeed ugu tagay hoyga uu ka degen yahay caasimadda Abu Dubai Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Axmed Maxamuud Aadan Siilaanyo.

More in focus

To Top