Connect with us

somalilandtoday.com

Abwaan Tiriyay Gabay Uu Ku Dhaliilayo Madaxweyne Biixi Oo Maanta Lagu Xidhay Burco.

focus

Abwaan Tiriyay Gabay Uu Ku Dhaliilayo Madaxweyne Biixi Oo Maanta Lagu Xidhay Burco.

Abwaan Tiriyay Gabay Uu Ku Dhaliilayo Madaxweyne Biixi Oo Maanta Lagu Xidhay Burco.

Hal-abuur Cabdilaahi Cabdi Jaamac, oo dhawaan tiriyay Gabay uu ku dhaliilayo madaxweyne Biixi, ayaa maanta lagu xidhay Magaalada Burco.

Xukuumadda Somaliland, laamaha amniga iyo maamulka gobolku wali kama hadlin xadhiga Hal-abuur Cabdilaahi Cabdi Jaamac.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top