Connect with us

somalilandtoday.com

Ururka Naafada Somaliland Oo Cabasho Ka Dhan Ah Wasaarada Shaqo-galinta, Arimaha Bulshada Iyo Qoyska U Gudbiyey Golaha Wakiillada.

focus

Ururka naafada somaliland ee (SSDHO) ayaa cabasho ka dhan ah wasaarada shaqo-galinta, arimaha bulshada iyo qoyska somaliland u gudbiyey gudi-hoosaadka arimaha bulshada ee golaha wakiilada somaliland.

Ururka naafada ayaa wasiirka shaqo-galinka ku eedeeyey in aanu ku darin ururada dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ay dawladu dhaqaalaha (miisaaniyada) ku kabto.

Gudoomiyaha gudi-hoosaadka arimaha bulshada ee golaha wakiilada maxamed xuseen maydhane oo qaabilay madaxda ururka naafada ayaa u balanqaaday in ay wax ka qabanayaan cabashadooda sidoo kalena ay maalmaha soo socda u yeedhi doonaan wasiirka shaqo-galinta iyo arimaha bulshada Mustafe Godane si ay su,aalo uga waydiiyaan cabashada ururka naafada.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in focus

To Top