Connect with us

somalilandtoday.com

Kulankii Ugu Ballaadhnaa Ee Ijtimaaca Muslimiinta Oo Ka Furmay Dulleedka Magaalada Hargeysa

focus

Kulankii Ugu Ballaadhnaa Ee Ijtimaaca Muslimiinta Oo Ka Furmay Dulleedka Magaalada Hargeysa

Kulankii Ugu Ballaadhnaa Ee Ijtimaaca Muslimiinta Oo Ka Furmay Dulleedka Magaalada Hargeysa

Kulankii balaadhnaa ee ijtimaaca muslimiinta, ayaa ka furmay deegaanka Burcada yar oo ku taalla duleedka bari ee Magaalada Hargeysa.

Boqolaal Muslimiin ah oo ka kala yimid deegaanno kala duwan ayaa kulan ka qayb galay.

Daaciga weyn, Shekh Ismaaciil oo galabta wacdi qiimo badan ka jeediyey furitaanka ijtimaaca muslimiinta ayaa waxa hadalkiisa ka mid ahaa ” Qof kasta oo muslim ahi waa inuu awoodihiisa gaarka ah ee ilaahay siiyay uga faa’iideeyo sidii dhaqanka iyo diinteena wanaagsan ee islaamku dunida.

More in focus

To Top