Connect with us

somalilandtoday.com

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xal U Helida Khilaafka U Dhexeeya Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya

News

(SLT-Muqdisho)-Waxaa weli socda dadaalada lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

adaalada waan waanta ee laga dhex wado Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xalay waji cusub galay, iyadoo dadaaladaas ay hoggaaminayaan Madaxweyne Qoorqoor iyo Guddoomiye Mursal.

Madaxweyne Qoorqoor oo ay wehliyaan Wasiirka Waxbarashada C/llaahi Carab iyo Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta Al Cadaala oo la kulmay Madaxweyne Farmaajo, iyagoo qodobada waan waanta ee ay isla soo gaareen ula tageen, sidoo kalena kulankaas uu hordhac u yahay in la isku keeno Farmaajo iyo Rooble.

Ilo ku dhow dadka waanwaanta wada ayaa sheegay in meel wanaagsan wax marayaan, kulamadoodiina ay horumar ka sameeyeen oo ay soo gaarsiiyeen heer labada dhinac isku soo dhowaadeen.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

More in News

To Top