Connect with us

somalilandtoday.com

khadar jiilaal Oo Loo Xidhay Gacan Ka Hadal Dhex Maray Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha

focus

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiye ku xigeenka Xidhiidhka kubada cagta somaliland khadar jiilaal ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib khilaaf gacan ka hadal ah oo dhex maray isaga iyo agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha.

Khilaafka agaasimaha guud iyo gudoomiye ku xigeenka xidhiidhka ciyaaraha ayaa ka dhashay xaflad xalay magaalada hargeisa loogu qabtay xulka maqalka naafada ka ah ee somaliland oo shalay ka soo laabtay dalka kenya.

Amarka lagu xidhay gudoomiye jiilaal waxaa bixiyey wasiirka cusub ee wasaaradaasi mudane QAMBI sida ay ii xaqiijiyeen ilo-xogogaal ahi.
Fahad Karie

More in focus

To Top