Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiir Hore Marwo Hinda Gaani Oo Shalay Lagu Rasaaseeyay Deegaanka Fiqi Ayuub Ee Gobolka Togdheer

focus

Wasiir Hore Marwo Hinda Gaani Oo Shalay Lagu Rasaaseeyay Deegaanka Fiqi Ayuub Ee Gobolka Togdheer

Wasiir Hore Marwo Hinda Gaani Oo Shalay Lagu Rasaaseeyay Deegaanka Fiqi Ayuub Ee Gobolka Togdheer

Wasiirkii hore ee arrimaha bulshada iyo qoyska marwo Hinda Gaani ayaa shalay lagu Rasaaseeyay Deegaanka Fiqi Ayuub ee Gobolka Togdheer, Halkaas oò lagu dhaawacay Ilaaladeedii.

Marwo Hinda Gaani oo buurta fiqi ayuub ka wada macdan baadhis ayaa muran ka dhex dhashay iyada iyo dadka deegaanka taas oo sababtay in rasaas lagu furo gaadhigii ay wadatay , dhaawac culusna la gaadhsiiyay ilaaladii la socotay.

Sidoo kale shalay ayaa lagu dhaawacay laba kamida ciidànka qaranka ee amni ahaan loo geeyay buurtaasi Fiqi ayuub oo mudooyinkii udanbeeyay uu muran ka taagnaa.

~Xigasho Xabiib Cige Xasan .

More in focus

To Top