Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha Wakiillada Oo Warqada Yeedhitaan Ah U Diray Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka

focus

Golaha Wakiillada Oo Warqada Yeedhitaan Ah U Diray Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka

Golaha Wakiillada Oo Warqada Yeedhitaan Ah U Diray Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka

(SLT-Hargeysa)-Guddiga hoosaadka dhaqaalaha, maaliyadda iyo ganacsiga ee golaha wakiillada somaliland ayaa warqada yeedhitaan ah u diray guddoomiyaha hay’adda caymiska qaranka.

Guddiga iyo guddoomiyaha caymiska ayaa maalinta bari ah ku kulmaya xarunta golaha wakiilada waxa aanay gudigu su,aalo waydiin doonaan gudoomiyaha caymiska qaranka oo maalmihii u danbeeyey cabashooyin uga inanayeen golaha wakiilada somaliland.

More in focus

To Top