Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiye Cirro Oo Tacsi Ugu Tagay Ehelada Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Geeriyooday

focus

Guddoomiye Cirro Oo Tacsi Ugu Tagay Ehelada Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Geeriyooday

Guddoomiye Cirro Oo Tacsi Ugu Tagay Ehelada Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Geeriyooday

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa tacsi ugu tagay salaadiinta, cuqaasha, waxgaradka, dhalinyarada iyo siyaasiyiinta deegaanka uu ka soo jeedo suldaan cumar suldaan maxamed oo ku geeryooday dalka Turkey-ga.

Gudoomiye ciro ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid suldaankii guud ee beelaha ARAB, waxaanu ilaahay uga baryay in uu janooyinkiisa ugu deeqo, samir iyo iimaana uu saadiq ka siiyo.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top