Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Ku Dhawaaqay Magacyadda Guddi Hoosaadyada Golahaas

focus

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Ku Dhawaaqay Magacyadda Guddi Hoosaadyada Golahaas

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Ku Dhawaaqay Magacyadda Guddi Hoosaadyada Golahaas

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa shaaciyey guddi hoosaadyada Golahaas iyo Xildhibaan walba Guddida lagu daray.

Guddiyadan oo ka kooban 10 guddi, ayaa Mudaneyaasha ku jiraa guddi walba iska dhex dooran doona Guddoomiyaha fadhigooda u horreeya ee ay yeeshaan, Halkan hoose ka akhriso:

More in focus

To Top